(Akhriso) Qabiilada Masuuliyiinta loo Magacaabay xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse

Masuuliyiin sar sare oo Ra’iisalwasaaraha cusub ee Soomaaliya Hamse Barre goordhoweyd magacaabay deegaanada & beelaha ay kasoo jeedaan iyo xilalka loo igmaday. Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Xamsa Cabdii Barre ayaa magacaabay Xoghayaha joogtada iyo qaar ka mid ah agaasimayaasha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Haddaba waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa beelaha ay ka soo jeedaan 8-da xubnood … Continue reading (Akhriso) Qabiilada Masuuliyiinta loo Magacaabay xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse